Habab Kala Duwan Ayaa Lagu Helaa Macaanka Gariirka Galmada , Iyadoo Ciyaar Sariireed Isu Dheeli Tiran Lagu Heli Karo Hababkaan Soo Socda.
Qaabka Faarisiga Ah : Habkaan Haween Waliba Waa Ay Jecel Yihiin , Waa Hab Haweeneyda U Ogalaaneysa In Ay Iyada Ahaado Qofta Ka Mas`Uulka Ah Cayaarta , Waana In Ninka Uu Ku Jiifato Dhabarkiisa Halka Haweneyda Ay Iyada Sara Mareyso.
Habkaan Haweeneyda Iyada Ayaa Is Maamuleysa Halka Gacamahedana Ay Saareyso Xabadkiisa , Waxa Uu Ninka Sidoo Kale Sii Xoojin Karaa Xaraarada Kacsiga Lamaantiisa Maadama Uu Ku Cayaarayo Labada Naasood
may.14.2014
Habka Caalamiga Ah Ee Caadiga Ah: Waa Hab Inta Badan La Isticmaalo , Haweeneyda Ayaa Dhabarkeeda Ku Seexaneeysa Iyadoo Labadeeda Bowdana Kor U Qaadeysa , Waxa Ayna Tani Sahleysa In Shumis Kulul La Is Weydaarsado Iyadoo Howshu Socoto .
Habka Galmada Fog: Habkaan Galmada Waxa Ay Ka Dhigeysa Mid Xiiso Oo Xaraarad Kulul Leh , Waxa Ay Haweeneyda Ku Jiifaneysaa Dhabarkeeda Iyadoo Gacmaheeda Ku Soo Qabaneysa Madaxiisa , Waxa Ayna Labadeeda Bowdo Ku Qabaneysaa Oo Ay Ku Dhajineysaa Xabadkiisa (Geesaha Labada Kili)
Habkaan Waxa Ay Ninka Iyo Naagta U Sahleysaa In Macaan Fog Ay Helaan , Balse Ogaaw Haweenka Cayilan Iyo Kuwo Uurka Leh Waa Ku Adag Tahay In Ay Sameeyaan Habkaan.
Habka Fool Ka Foolka Ah: Habkaan Waxa Waaye In Haweeneyda Ku Fariisato Sariirta Geeskeeda Ama Kursi Balse Waxaa Muhiim Ah In Fadhigas Uusan Ninka Ka Dheereyn Joog Ahaan.
Habka Cagta : Haweeneyda Waxa Ay Ku Jiifaneysa Kursi Ama Miis Iyadoo Sara U Qaadeysa Lugaheeda Halka Ninka Uu Isagu Oo Taagan Uu Jugta Sameynayo Isla Markaana Uu Isaga Kor U Qaadanayo Marb Hoos Uu U Dhigayo Bowdadeeda.
Habka Fadhiga Gadaalka Ama Dambe : Habkaan Waa Qatar Ninka Waa Uu Jiifanayaa Halka Haweeneyda Ay Ku Kor Fariisaneyso Balse Waa In Dhabarkeeda Ku Aadanaa Wajigiisa Iyana Ay Eegeyso Cagahahiis
_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com