Haweenka Soomaalida oo si aad ah ugu biiray Ciidamada Booliska Soomaaliyeed iyo Aminga Magaalda .( Daawo Sawirada)

Friday, May 30, 20140 comments

Haweenka, ayaa lagu soo waramayaa ineey si xowli ah ugu biirayaan qeybaha kala duwan ee Ciidamada Doowlada Soomaaliya.Naeemo Abdi, waxay wadataa Qoriga AK-47, waxay kamid tahay Haweenka ku biiray Ciidamada Booliska Soomaaliya.

Waa wax adag in Haweeneey labisan dharka ciidanka lagu arkoo Goobaha dadka lagu baaro, maxaa yelaay dadka Soomaaliyeed waa dad ku ad adag xaga Dhaqanka iyo Diinta.

Haweenka ayaa inta badan ku kooban Howlaha Guriga iyo reerka, laakiin Naeemo Abdi iyo kuwo lamid ah, waxay jabiyeen xeerkas, iyagoona ku biiray Ciidamada Booliska Iyo Milatariga.Waxaa la qiyaasayaa in ilaa 1,500 oo Haween ah ay hada ku jiran Ciidamada Dowlada Federaalka Somalia.

















_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog