MUUQAAL” Daawo Wariyeyaal isku dhex Garaacay Barnaamij si LIVE ah uga baxayay Taleefishin kadib markii uu dhex maray Muran Xoogan….

Sunday, May 11, 20140 comments

Labo Wariye oo katirsanaa Taleefishin xaruntiisu tahay dalka Urdun ama Jordan ayaa sixun isku garaacay kadib markii uu dhex maray Muran ku saabsanaa arrimaha dalka Syria oo ay kala taageerayeen .

Wariyeyaasha ayaa kala taageerayay Kacdoonka Syria iyo Dowladda uu hogaamiyo Bishar Al Assad muran fara badan kadib Wariyeyaasha oo fadhiyay barnaamij si Live ah uga soconayay Taleefishinka ayaa mar qura waxa ay isla dhaceen Miis iyo kuraasta ay ku fadhiyeen,














_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog