Bogga bulshadu ku kulmaan ee TWITTER ayaa lagu faafiyay muuqaalka gabar Modelad ah oo xiran kaliya “String” saasna ku martay wadooyinka magaalada Lille ee dalka France, eyadoon la dareemin.
Khabiirad ku takhasustay qurxinta, ayaa u sameysay sawir muujinaya iney xirantahay surwaal Jeans ah oo luga dheeraa, eyadoo suuqa martay sida eyadoo xarin dhar caadiya qofnana ma dareemin.
_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com