Jilayaasha ka midka ha kuwa loogu jecel yahay casrigan dhamaan geyiga Soomaalidu degto ee Sooraan iyo Jawaan ayaa waxa ay dhawaan soo gaareen magaalada London ee cariga ingiriiska.
Walow aan weli ka helin xog rasmi ah oo sheegeysa sababta booqashadooda ka danbeysa, hadana warar ayaa sheegaya in ay damacsan yihiin qabashada dhowr masraxiyadood oo dad ka qoslin ah, ayagoo muddo dhowr ah joogi doona UK.
Dhanka kale warar la isla dhex marayo aya sheegaya in ay dalka ingiriiska ka dhigan doonaan deegaan rasmi ah.
_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com