VIDEO: Daawo Wiil Somali Kenya ah oo looga kala Cararay Bus uu Sarnaa Kadib lagu Arkay

Sunday, May 11, 20140 comments

Mohamed oo ah wwiil somali kenya ah ayaa waxaa looga kala cararay gaari bus ah kadib markii laaga shakiyey in uu wato qarax boorso u sarneyd garabka

Wiilkaan ayaa gaari lasoo raacay shacab kenyan ah kadib waxaa dhacday in ay gaariga iska turaan oo ay lugahooda ku baxsadaan aygoo ka shakiyey in ninkaan uu doonayo in uu isku dhax qarxiyo gaariga dhaxdiisa













_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog