VIDEO: FANAANKA CAANKA AH K.NAAN ABDI WARSAME OO GUURSADEY AKTARAD KENYAAN AH? IYO SOMALI BADAN OO KA CAROOTEY ARINTAAS?lakin ayada ayaa ku faantey

Sunday, May 11, 20140 comments

FANAANKA CAANKA AH K.NAAN ABDI WARSAME OO GUURSADEY AKTARAD KENYAAN AH? IYO SOMALI BADAN OO KA CAROOTEY ARINTAAS?lakin ayada ayaa ku faantey

Fanaankani Soomaaliyeed ayaa lala xariirinayaa in uu jaceyl ba’an kala dhaxeeyo Actorada dhawaan ku guuleysatay abaal marinta Oscar-ka ah taasi oo ahayd caawiyaha Atooraha Lupita Nyong Aktarada ku guuleysatay sanadkan abaalmarinta loo yaqaan Oscarka ayaa xiriir la leh heesaaga Soomaaliyeed ee Keynaan balse waxaa hore loo haystay inay gabadhan ay xiriir wanaagsan la leedahay Mars rocker.

dhanka kale warar laga helayo dhanka aktardaa ayaa sheegaya in guur dhex maray laakn aan wali la shaacin, gabadhaan reer kenya ayaa u faantey in ay gacanta ku dhigtey xidig caan ka ah dunida, muuqaal ay soo dhigtey barteeda internetka ayey warkaas ku sheegtay ee hoos ka daawo














_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog