war Deg Deg: Diyaarad Milatari oo goordhow ku dhacday Ceelwaaq

Tuesday, May 13, 20140 comments


Wararka naga soo gaaraya magaalada ceelwaaq oo ku taala xadka soomaaliya iyo Kenya ayaa kusoo waramaya in diyaarad milatari oo ay lee dahay kenya ay ku dhacday halkaasi. Wararku waxa ay intaasi ku darayaan in labo darawal ay ku dhinteen isla goobta ay diyaaradu ku dhacday lamana oga khasaaraha kale ee ka dhashay diyaarada. Sidoo kale lama ogaan karo sababta ka dambeysa dhicitaanka diyaaradaan oo ah mid ah lee yihiin Milatariga dowlada Kenya taas oo ku dhacday magaalada ku taala Xadka Soomaaliya iyo Kenya ee Ceelwaaq. Wixii warar ah ee kusoo kordha dib ayaan idiinka so dugbin doonane insha alaah









_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog