War Deg Deg ah :Qarax is miidaamin ah oo ka dhacay xarunta Dahabshiil ee Magaalada Baydhabo iyo Dad badan oo ku dhintay

Tuesday, May 13, 20140 comments


War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in qarax xoogan ka dhacay Agagaarka xarunta Dahabshiil ee Magaalada Baydhabo xilli gudaha xaruntaas uu ku sugnaa sida la sheegay mas’uuliyiin ka tirsan degaanka.

Qaraxaan ismiidaaminta ahaa ayaa lasheegay Dadka ku dhintay badankood ay ahaayeen dad rayid ah inkastoo wararka qaar ay sheegayaan in Dadkii Dhintay ay ku Jiraan ciidamo milatari ah waxaana goobta qaraxa ka dhacay ay ay hayd meel Shaxmad badan.

Sidoo kale Wararka ayaa Sheegaya in goobta uu qaraxa ka dhacay uu ka agdhowaa guddoomiyihii hore ee gobolka Bay Cabdifataax Geeseey haddana ka mid ah golaha wasiirada maamulka lixda gobol isla markaana qaar ka mid ah ilaalaadiisa ay waxyeelo ka soo gaartay.

Wixii Warar ah ee kasoo Baxa Qaraxaan yo faah faahintiisa Kala soco Wararkayaga insha alaaaaaaaaaaaaaah







_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog