Xog Culus:- Sababta Madaxweyne Garguurte uga aamusay tacadiyada Kenya oo la ogaaday+Copy Basaboorkiisa Kenya?

Friday, May 9, 20140 comments

Warbaahinta ayaa markii ugu horeeysay ogaatay sababta Madaxweynaha Somalia ku qasabtay inuu ka aamuso tacadiyada baahsan ee Ciidamadda Kenya kula kaceen Somalida ku nool Magaalada Nairobi.

Madaxweynaha Somalia Hassan Mohamud Alasow iyo Wasiirka Garsoorka iyo Federalka Farah Abdulkadir ayaa leh Baasabooro Kenyan ah sida ku cad dukumiintiyadaan Warbaahinta oo heshay ee lifaaqa hoose. HALKAAN KALA DEG 

Labadaan Baasaboor waxay cadeeynayaan in Hassan Mohamud Alasow iyo Farah Sheik Abdulkadir ay qaateen taariikho kala duwan .

1-Hassan Mohamud Alasow  Sida ku qoran baasaboorkiisa Kenyanka  wuxuu ku dhashay Magaalada Wajeer ee North Eastern Kenya 29 November  1955.wuxuu dhacay baasaboorkiisa 29 December 2013 .

2-Farah Sheik Abdulkadir sida ku qoran baasaboorkiisa wuxuu ku dhashay degmada Moyale Kenya  ee xaduuda la wadaagto Ethiopia sanadkii 1 Janaury 1963,wuxuuna dhacayaa Baasaboorkiisa 1 Janaury 2015. 

Madaxweyne Garguurte iyo saaxiibkiis Wasiir Farah Topaz ayaa ka cabsi qabo inay fadeexo xoogan ku noqoto baasabooradaan hadii ay ka hadlaan tacadiyada iyo xadgudubyada Dowladda Kenya.

Sida la xaqiijiyay qoysaska labada masuul ayaa sidoo kale heysta Baasabooro Kenya,iyadoo Caruurta Madaxweynaha Somalia ay ku tageen dalka Ukraine oo ay waxbarasho ka galeen.

Dowladda Kenya waxay xaq u leedahay inay Maxkamadeyso Madaxweyne Hassan iyo Saaxiibkiis Wasiir Farah maadama ay sharci daro tahay isticmaalka Baasabooro Kenya looga qaatay qaab been abuura.

Madaxweynaha Somalia wuxuu ku dhashay degmada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan halka Wasiir Farah uu ku dhashay Buurkur Khalaafe dhulka Somalida Ethiopia .

Farah Abdulkadir oo ay isku degaan ka soo jeedaan Abdirahman Guulwade,Fahad Yasiin Haji Dahir iyo Omar  Dahir Abdirahman wuxuu sidoo kale heystaa Baasaboor Ethiopian maadama uu ka soo jeeda qabiilka reer Aw Hassan ee Khalaafe degay 1940-kii.

Baasabooradaan kala duwan aawadeed iyo danahiisa Hay’ada African Muslim Agency oo xarun weyn ku leh Kenya ayaa sababtay in Farah Abdulkadir ku cadaadiyo Madaxweynaha inuusan ka hadlin tacadiyada Kenya.

Xildhibaano u tegay Madaxweynaha ayuu si cad ugu sheegay inuusan laheyn tabar tacadiyada Kenya uga hadlo isagoo dhinaca kalena tilmaamay in Caruurtiisa leeyihiin baasaboora Kenyan ah.
Warbixin Caalamiya oo laga qoray ayaa sidoo kale lagu cadeeyay in Farah Abdulkadir leeyahay sedex baasaboor,waxayna u qoran tahay sidaan:-

Farah Sheikh Abdulkadir (Somali Ethiopian and Kenyan National): Former President of Africa Muslim Agency. The Africa Muslim Agency raised Millions of Dollars to help and support the poor in Somalia. The big question is: were all the funds used for its purpose? Mr. Farah is alleged shifting aid money to the political campaign. He was also the master mind behind Qatar Charity money used for the campaign. It is alleged to be $5 million dollars. Continually, Mr. Farah boasts excessive pride and achievements by being everything to the President and Somalia. He claims handling very sensitive files such a Turkish/Somalia file, IGAD file, Jubba regions file, Arab and Somalia relations file and so on. Very clannish man who holds animosity on certain clans including President’s own. Accusing them not participating of what he called the long Struggle for the liberation of Mogadishu against the Ethiopian invasion. Mr. Farah acts as if he is the Prime Minister of the country. He is involved every ministry’s operations and activities. Specially, Interior, Foreign and Finance Ministries. It is shame that a junior minister without the required prerequisite involve himself every level of the government decision-making processes. When I see President’s hands off approach on Farah’s manipulation and corruption; it crystallizes my opinion of President Hassan as an accidental President, said by former deputy Speaker of Parliament. SHAME!

Some of these individual’s corrupt practices pose significant challenge to rebuilding a functioning Somali state and institutions. They mastered how to bribe nascent authorities by providing corruption monies to get their businesses advanced.Corruption impedes our government’s image; trust in its institutions and prevent developing direct bilateral relations for our most needed future developments. Successive United Nations reports named majority of these individuals actions and tight grip on Somali economy and people.

The newly elected President has a political and moral responsibility to deal this recurring national fiasco caused by a few. President Hassan’s election came with a heavy responsibility both in perception and practical.How this responsibility is managed will be paramount to the President’s success. Concerted effort is required, on the part of the President to tighten the loopholes and demand accountability from WFP programme managers to customs officials dealing with these businesses on a daily basis. Also, by not distancing himself individuals in the Gray List known for their shoddy rundown characters may jeopardize Somali people’s acceptance of any policies formulated or decisions made under the influence of this highly partisan harmful environment. Their bad influence on the President is attributed to President’s recent tumultuous uproarious comments on a major policy items and the choices made on officio selection processes. Somali people are tired of nepotism, favouritism and selfish partisan politics.

FIIRO GAARA:WAXAAN KA SAARNAY BAASABOORADA LABADA MASUUL-WAXAAN IDIIN SOO GUDBIN DOONAA MARKAAN HUBINO SHARCIYADA AAN U LEENAHAY FAAFINTOODA.












_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog