VIDEO: Fiska oo ilkaha si xun uga halaabeen, kadib markii…

Friday, May 9, 20140 comments

Fanaanada Codka macaan ee reer London Farxiya Fiska ayaa waxa nasoo gaaray sawiro  iyo muuqaal ay soo saartay gashay iyadoo la arko ilkaheeda quruxda badna oo si weyn isku badalay.

Fanaanada oo la taagan rapper-ka reer Amerika Ilka Case ayaa ka muuqata iney ilkaheedi quruxda badna aad isku badaleen. Si kasto ahaataba lama oga waxa kaga dhacay ilkaha.
















_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog