Dadka ayaa siyaabo kala duwan loo imtixaana, qaarkood waxaa lagu ibtileeyaa xanuuno cajiib ah.
Dumar badan waa ay jecelyihiin inay lahadaan dareen xoogaan oo fara badan lakiin haduu xad dhaaf noqdo dhibkeeday leedahay. Gabar asal ahaan kasoo jeeda dalka Itoopiya oo ku nool wadanka Britain ayaa waxaa haysta xanuun ah kacsi aan xad lahayn kasoo dhiibaato fara badan ku haya noolasheeda. Gabadhaan ayaa lagu magacaabaa Amanda Gryse waana labaatan iyo labo jir.
Amanda ayaa sheegtay inuu dareenkeedu kaco oogu yaraan maalintii 50 jeer taasoo u keenaysaa xanuun fara badan oo dhanka murqaha iyo miskaxda ah madaama aysan helayn nin maalintii 50 jeer la kulma oo gogasha ku qaabila. Amanda ayaa sheegtay wax walba oo niyadeeda kusoo dhaca inay kicin karaan dareenkeeda. Amanda ayaa intaas ku dartay inuu dareenkeedu kacayo meel kastoo ay joogto, haday gaari wado iyo haday ku sagan tahay goobta ay ka shaqaysaba.
Gabadhaan ayaa arinkaan isku aragtay iyadoo 8 sano jir ah balse ismaysan sii raac-raacin oo waxay moodaysay wax iska caadi ah lakiin markey weynaatay ayay oogaatay inuusan arinkeedu sahlanayn. Dhaqaatiirta ayaa sheegay in arinkaan hada dawadiisa lka garanayn. Dhawaan ayay qoskeeda u sheegtay cudurkaan waxayna la garab istaaganyihiin taageero sida ay sheegeen.
_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
