Aqriso: Nin deeqsi ah iyo Naag deeqsiyad ah oo is guursaday, maxaa kasoo baxay?

Friday, June 20, 20140 comments

Nin deeqsi ah iyo Naag deeqsiyad ah oo is guursaday, maxaa kasoo baxay? aKHRi . .

Nin deeqsi ah oo gacan furan ayaa guursaday haweeney iyaduna deeqsiyad ah oo aad ugu fiican wax bixinta.

Kadib markii ay is guursadeen ayaa waxaa u dhashay cunug, waxa ayna go’aansadeen in ay cunugooda yar ugu deeqaan deriskooda, ayagoo sadaqo ahaan u siiyay..

Shekadaan layaabka leh ayaa waxa ay ka dhacday wadanka cameroon shekadaan layapka leh ayaa noqotay tan dunida logu aqriska badana todobadkan.












_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog