Video: Sheekh caan ah oo su’aal & hadal adag ku ceebestay MD Xasan isag oo hor-taagan

Friday, June 20, 20140 comments

Sheekh Nuur Baaruud Gurxan oo ka mid ahaa Dadkii ka qeyb galay doodii Universal TV uu qabtay dhowr habeen ka hor ayaa su’aal iyo hadal culus hor dhigay Madaxweynaha.

Sheekh, ayaa si toos ah ula hadlaya una dhaliilay madaxweynaha Soomaaliya, isaga oo su’aal adag weyndiinaya.

Sheekh Nuur Baaruud, waxa uu madaxweyne Xasan indhaha ka saaray runta, isaga oo u sheegay inuu yahay nin jilecsan, oo aan lahayn go’aan adag, taasina ay keentay inuu isku duwi la’ yahay waddanka, isagoona ku eedeeyey inuu xilalkii dowladda u dhiibay ninba ninka ka xun, uuna dad aad u liita u gacan geliyey xilal muhiim u ah dalka.














_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog