DAAWO FADEEXADA: Maryan mursal oo masjid Iyo Dugsi wayn oo ay ka dhistay Hargeisa la Dumiyey & gabadhii ninkeda laga dhacay

Wednesday, June 4, 20140 comments

Waxaanu halkan idiinku soo gudbinaynaa Barnaamijka dulmiga daahsoon oo todobaadkaan lagu soo bandhigay Arimo dadka soomalida uga yaabsaday.

Barnaamijka ayaa waxaa Lagu soo bandhigay Schoool Balaadhan oo leh masaajid oo ay Fanaanada maryan Mursal ka dhistay magaalada hargeisa looguna magacdaray Hadraawi si uu unabad galo oo la dumiyey & sirta ka danbaysa.


Sidoo kale barnaamijka ayaa waxaa looga hadlay Hadlay Wiil kasoo Jeeda Beelaha gobeeye oo Xaaskiisa laga qaaday iyadoo uur leh, iyo Halkii xaaladu ku danbaysay, ugu danbayna shacab somaliyeed ayaa khadka Taleefanka uga qayb qaadanaya.















_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog