Top: Daawo Sida lagu Garto Gabadha uu Jaceylka daran haayo

Wednesday, June 4, 20140 comments

waaxaa jira  siyaabo badan oo lagu dareemo jaceylka ma guuranka ah qofka uu hayo waxaana inta badan lagu gartaa in qofk uu san seexan inta badan asgoo kafa karaya qofka uu jaceyl yahay

waxaa sidoo kale lagu gartaa jaceylka maguurnka ah nin aad jaceshay in laga sheekeeyo qofka aad jaceylka u qaaday wangaagiisa markaas ayaad adna waxaad ku dhiirataa in aad amaato qofka aad ajceshaya

Sidoo kale waxaa lagu gartaa in aad telfoonka aad ka wacdidi inta badan xitaa waxaa dhacdo in aad adigoo is ugeyn wacdidi waayo nafta aayaa doneyso  qofkaas
















_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog