Fanaanadda Caan ka ah ee Nimco Dagan Ayaa Shaacisay Hadal Farxad Galiyay Shacabka Ka Soo Jeeda Deegaanadda Maamulka Soomaaliland.
Fanaanadda Ayaa Page Ay Ku leedahay Allada Facebook Ku Shaacisay In Dhawaan Ay Bilaabayso Safar Faneed Ay Ku Gaarayso Dhamaan Dalalka Ay Ku Nool Yihiin Jaaliyada Soomaaliland
_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com