fanaanada Hani UK oo dib ugu soo laabatey fanka, kadib markii ay horey u shaacisay in ay ka towbad keentay rabbina uu kaso hanuuniyay isla markaana ay dooratay dariiqa toosan ee diinta iyo barashadeeda.
Hani Uk oo ku dhawaad sanad ka maqneyd fanka, ka bixitaankeeda heesahana aan horey u baahinay kadib wareysi gaar ah, ayaa haatan door biday in ay kasoo muuqato masraxa heesaha weliba qeybta ugu hadal heynta badan ee muuqaalada, ayadoo soo duubtay muuqaal cusub oo aad uga duwan kuwii hore ee lagu yaqiinay
_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
