Farxiya Fiska oo dhawaanahay safar faneed ku maraysay gobolada kala duwan ee wadanka ingiriiska waxaa soo baxay muuqaal ka mid ah goobaha ay kusoo bandhigtay fankeeda, waxaa goobtaas soo buuxdhaafiyay dad u badan Cadaan waxaa sidoo kale ka dhex muuqday Afrikaan iyo Soomaali tiro yar.
_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
