ayadoo muddooyinkii dambe dagaallo khasaare badan geystay ay ka dhaceen deegaannada gobolka Shabeellaha hoose ayaa waxaa soo baxday Hees cusub loogu magac daray (Maxaa ku lumay Shabeelle).
Heestan ayaa waxaa si heer sara ah ugu luqeyneysa, fanaannada is rog roga badaan ee marba u tunta meesha nacfigu yaalo saado ayaan ku xasuusanaa in ay tahay qabqablo dagaal taas oo ay mar qaati katahay bulshada somaliyes.
Fananadaan ayaa waxaa laaluush soo siiyay amin caamir oo aad taqanaan in uu yahay mid kamid ah ma siibooyinka loo soo diray bur burinta somaliya
_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com