Daawo Sawiro: Shucuurta ay muujiyaan Aabayaasha marka Ubad loo dhalo

Wednesday, June 4, 20140 comments

Dave Yang, oo kamid ah Sawir qaadayaasha ugu caansan Ingiriiska, ayay Kaamiradiisu waxay soo aruurisay Sawiro ka tarjumaya Dareenka Aabayasha ku nool Cariga Ingiriiska Marka Caruur u dhashaan.

Dave Yang, ayaa Sawiradan kasoo aruuriyay Isbitaal ku yaal magaalada London, waxaana uu diirada ku saaray sida uu noqonayo dareenka marka Aabaha uu Canug u dhasho,wuxuu doonaba ha ahaado wiil ama Gabar.

Daawa Sawirada Dave Yang, ayaa Sawiray Daniel arkis, oo hor fadhiya qeybta dhalmada Dumarka Isbitaal ku yaal London

Dave Yang, ayaa Sawiray Daniel arkis, oo hor fadhiya qeybta dhalmada Dumarka Isbitaal ku yaal London


















_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog