DAAWO VIDEO-WAR-CULUS:Hogaanka Beesha Habar gidir oo jawaabtay, Dagaalna Ku Cilaamisay Raxanweyn iyo…..

Friday, June 13, 20140 comments

Hogaanka beel weynta Habar Gidir oo kulan xasaasi ah ku yeeshay magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka Soomaaliya, ayaa waxaa lagaga hadlay dagaalka ka socda gobolka Shabeellaha hoose.

Oday dhaqameed kala duwan oo qeybaha beesha ka tirsan ayaa cadeeyay in weerar ka dhan ah Biya-maal iyo wixii soo raaco ay ku qaadi doonaan, iyadoo la sheegay in Raxanweyn iyo beelo fara ku tiris ah ay dagaalka soo galeen.















_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog