VIDEO: Barnaamij lagu ka shifay Sir badan, Dagaalada Sh/hoose, Dawlada, Amisom, & Beesha caalamka oo…

Friday, June 13, 20140 comments

Barnaamijka dareenka shacabka iyo siyaasiga ee ka baxa HCTV waxaa marti u ahaa siyaasiga caanka ah ee Sakariye maxamuud xaaji Cabdi,kaasoo looga hadlayey xaaladihii u dambeeyey ee soomaaliya,Arimaha siyaasada soomaaliya ,Colaadihii sokeye iwm.

Adaaba yaabi doonee bal ila daawo barnaamijka Su,aalihiisa uGu dambeeya oo ka hadlaya sababihii siyaasi sakariye loogu darey report-kii ay soo saartey hayada Monitory Group,Sababtii logu darey oo lasoo bandhigay.









_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog