Barnaamijka Iiwad-sheekada ee isbuuciiba mar ka baxa TVga Universal ee fadhigiisu yahay London, ayaa todobaadkan waxaa lagu soo qaatay Muuqaalo aad kuu xiiso galin doona markaad daawato.
Qodobada xiisaha leh waxaa kamid, mid kamid ah wadamada Caalamka, ayaa qofka markuu u baahdo in loo riix riixo ama loo jimciyo, waxaa dadka u riix riixa masas aad loo carbiyay oo sidi bini’aadanka oo kale dadka ugu riix riixa.
_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
