Daawo Wacdaro Muqdisho ka dhacay 16 Lamaane Oo hal meel isku aroosey

Thursday, June 12, 20140 comments

Markii ugu horeyay waxaa magaalada Muqdisho la isugu guuriyay 16 Lamaaneyaal Soomaaliyeed, kuwaasi oo da’doodu u dhaxeysay 20 ilaa 18 sano jir, oo caawinaad iyo dhiiri gelin ka helayay Hay’ad Samafal oo lagu magacaabo Imaamu Qumeyni oo ka dhisan dalka Iiraan.

Guur wadareedkaan ayaa waxaa dhiiri gelinasay Hay’addaasi ka dhisan dalka Iiraan, iyadoo Lamaaneyaashaan lagu taageeraayay dhaqaale aan aan la shaacin inta ay cadadkeeda la eg tahay, waxaana Lamaaneyaashaan laga soo xulay goobaha barakacayaasha iyo degmooyinka Gobolka Banaadir.

Mashruuxaan oo ah mid ku cusub Soomaaliya ayaa dhalinyarada la isu guuriyay waxaa ka mid ah wiil aad u da’yar oo 18 sano jir ah, kaasoo wejigiisa aad ka dheehan karto farxad isagoo u mahad celiyay hay’adda Imaamu Qumeyni.













_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog