Fursadan ka faadieyso oo baro.Daraasad cusub oo la sameeyay ayaa daaha ka qaaday in gabdhaha Quruxda badan aad u jecel yihiin wiilasha kaftanka badan marka loo fiirsho wiilasha xirxiran.
Gabdhaha ayaa lasheegay inay aad u jecel yihiin xilyada ay la kulmaan wiilasha kuwa keena qosolka, indhaha gabdhaha ayaa soo jiitaan qosolka iyo kaftanka, warbixinta ayaa sheegtay in gabdhaha qaba stres uu si sahal ah ug bixi karo hadii ey haleen wiil ka qoslisiiya ama madadaaliya.
Daraasadaan ayaa sheegtay in gabadha ay janjeersato ama u milicsato dhanka wiilka ka qoslisiiya taas marka dambe ka dhigta lamaane dhanka nolosha ah, wiilka bashaashka ayaa ka dhiga nolosha gabadha mid faraxsanaan ku dheehantahay.
Daraasadaan ayaa lagu sameeyay 200 arday oo ka kooban wilal iyo gabdho taas oo lagu soo bandhigayay sawiro kala duwan, gabdhaha ayaa doortay sawirada wiilasha qosolka bixinaya xiliga sawirka laga qaaday
HALKAN RIIX KDAAWO CEEB WEYN OO WIILAL IYO GABDHO SAMEYEN
_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com