Layaab Gabar Diiday in uu Shumiyo Brack Obama Lakiin uu Xoog ku Shumiyay Obama (Daawo Sawirada)

Wednesday, June 11, 20140 comments

Madaxweynha dowlada wadanka Mareykan Brack Obama ayaa sameyay arin aan horay loogu arag madaxweyne Mareykan ah Obama ayaa gabar Xoog ku shumiyay kadib markii ay diiday in uu si caadi ah u dhunkado.

Lakiin Obama ayaa arintaas ka xanaaqay waxaana uu go.aansaday in uu hamigiisa ka rumeeyo uuna shumiyo gabadha diiday in ay shumisyo waa sheeko cajiib ah.

Arintaa ayaa ka dhacday aqalka cad ee dalka Mareykanka waxaana uu Obama koob gudoonsinayay Araday soo qaaday koobka Iskuulada Dalka Mareykanka.

















_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog