Fiirso Fanaanda Caan ah oo Soo bandhigatay hees bashaal Cajiib ah wadato

Thursday, June 12, 20140 comments

Fanaanada Codka baxsan ee Ifraax Aragsan ayaa soo saartay muuqaal cusub iyo Heeskeedii caanbaxay ee Ladanow, kaasi oo bulshada siwayn usoo jiitay.

Fanaanada ayaa sanadihii danbe kamid noqotay kuwa ugu shacbiyada badan , iyadoona Heeskani uu kamid yahay heesaha sida caanka ay ugu caanbaxday Ifraax Aragsan.

Hadaba nala daawo Muuqaalka Cusub ee soo saartay Fanaanada Caanka ah ee Ifraax Aragsan, waana soo Saariftii Haata













_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog