MUUQAAL : Subxanallaah musiibo waatano kale, Inalilahi wa ina ileyhi raajicuun

Friday, June 20, 20140 comments

DAAWO MUUQAALKA : Subxanallaah musiibo waatano kale, Inalilahi wa ina ileyhi raajicuun, Qoys aad u weyna misana ka koobnaa 10 ruux ayaa mar qura waxaa ku habsatay musiibo kadib markii ay cuneen cunto sumeysan, taasoona sababtay in qoyskii ay dhintaan 4 kamid ah halka 6 da kalena ay nafta kasii bixi rabto. Halkaan ka daawo musiibada iyo qofka ugu horeeyey ee dhinta uu ahaa hooyada reerka, Ayadoo nafta kasii baxeyso. illaahow u naxriiso













_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog