Talo Wanaag: Qofyahay Qaladkan iska ilaali xiliga Baashaalka si aad Kulan wanaagsan U heshid

Friday, June 13, 20140 comments

Qaladaad  ay caado ka dhigteen dumarka qaar ayaa jira xiliga baashaalka bilaabanayo taasi oo aad u wiiqaysa awooda raaxo ee dareenka lamaanaha.

Koow Waxaa Shabakadaan ay la hadlayaan Dumarka Oo qalad ahaan badan Xiliga Baashaalka Iska Ilaali Gabadhyahay Arimahan:-

Kalsooni Muuji : U Sheeg ninkaada in aad u baahan tahay sameeynta kulanka macaan iyo sidaa aad u jecashahay iyo waliba wax yaabaha aad neceb tahay inta lagu jiro kulanka , hadaad arintaan sameeyso waxa ay sare u qaadeysaa oo wax ku ool ka dhigeysa ciyaarta sariirta.

* Inta ciyaarta socoto ha noqon maqane jooge tusaale haddii aad tahay gabar aad u caylin yuusan ku maqshuulin culeyskaada kaliya ka fikir raaxada iyo baashaalka .

* Mararka qaar adiga ku biloow ciyaarta , sidoo kale marba hab u labiso oo qaab timaha nooc kale ka dhig si ninkaada u dareemo in aad daneyneyso.

* In aadan ka diidin sameyenta ciyaarta xittaa haddii aad daalan tahay balse isaga uu garan la yahay .

*Nadaafada ku dadaal Oo yaanay xaalku Ur isku badalin maadaama weel daboolan tahay oo carfis u baahan yahay.












_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog