Waxaan halkaan idin kugu soo gudbinaynaa hees cusub oo wadata muuqaal aad u qurux badan si weyna loogu farayarastay.
Fanaanka Qaadaya heestani ayaa lagu magacaabaa Daa’uud Daacad oo ka tirsan fanaaniinta Soomaaliyeed ee ku sugan magaalada Cape Town ee dalka South Africa.
Muuqaalkaa ayaa wax la jilaya labo gabdhood oo mataano ah oo aad isugu eg una dhashay dalka South Africa. Heestaan ayaa halku dhageeda waxaa la yirahdaa “Ila Dooji Caashaqa”
_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
