Top Video: Daawo Pro Samatar Hawiye ayaan U Nacay Somali Weyn Wareysi Xiiso leh

Wednesday, June 4, 20140 comments

Waxaa waraysi kulul la yeeshay Pro Axmed Ismaaciil samatar Tv-ga Somali channel waxaana la hordhigay Su’aalo adag oo la xidhiidha Xaalkiisa siyaasadeed.

Samatar ayaa la waydiiyey  Xisbigisii Hiil qaran halka uu ku danbeeyay,  Waxa uu ka aaminsan yahay maamulka Somaliland, markii uu madawaynaha somaliya waayey inuu xagaasi udigo rogtay, Wuxuu markii hore u aadi waayey Somaliland, Sidoo kalana waxaa la hor dhigay  Su’aalo kale Daawo waxa kala qabsaday.
















_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog