waxaan idin so gudbineynaa arin aad ugu naxdin badan kadib markii arin aad u qarsoon ay soo badnhigtay haweeney dhibkaan ku dhacday aydoo la hadashay warbaahinta muqdisho Gabar lagu magacaabo istar oo dagan xaafada howldaag ayaa sheegatay in nin ka tirsan ciidamada amaanka dowlada ay is masaafeysteen waxeyna sheegatay in uu meel cidla ah kaga dhaqaaqay markii uu gurigeeda ka kaxeysaty arintaan oo ah mid naxdin badan daawo
_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com