Majaajileystaha caanka ah Ajakis ayaa bogiisa Facebook ku shaaciyay inu rabo guur kana baxo iskaabulanimada. Ajakis ayaa waayahan ku sugnaa Hargeysa halkaasoo u ka shaqeeyo diyaaradaha magaladas ka shaqa gala.
Ajakis ayaa dalbanaya qof xurmo ah oo u dhaxeysa 35-40 sano, asagoo sheegay inuu weeyraxsanyahay waa siduu hadalka u dhigay.
Ajakis oo Facebook furtay 9kii bishan ayaa dad badan soo jiitay asago majaajilo usoo bandhigay. Wali lama hubo iney tan run ka tahay iyo in kale balse haween ayaa u hanqal taagay dalabkiisa.
Dadka ayaa is weydiinaya asagoo Hargeysa oo hablo badan joogan ku sugan sababtuu uga raadinayo dumar Facebook ku jira.
_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com