Waxaa Habaynkii Xalay Barnaamijka Dood wadaag ee Tv-ga universal marti ku ahaa madaxwaynaha dawlada soomaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud wuxuuna ka hadlay arimo badan.
Barnaamijka ayaa sidoo kale waxaa marti u ku ahaa Raysalwasaraha, Gudoomiyaha Baarlamaanka, Wasiirada, Xildhibaano, Culimo, Siyaasiiyiin hore, Iyo Qaybaha kala duwan ee bulshada soomalida kuwaasi oo su’aalo waydiiyey madaxwaynaha soomaliya, sidoo kalana uu toos uga jawaaabay.
_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com