Gabar Siweyn Looga Jecelyahe Fankeeda Qaarada Yurub kana soo jeedo Talyaaniga blse Abtiyaasheeda Soomaaliyihin ayaa haatans oo qaaday Hees aan caadi ahayn kuna Xayeesiineyso Caasimada Dalka Soomaaliya ee Muqdisho.
Fanaanada ayaa heestaan ku amaantay hormarka iyo xaalada Muqdisho waxaana ay noqotay heesta ugu daawashada badan ee Dalka Talyaaniga waxaana sido kale sheegtay in ay kuwajahantahay Soomaaliya ayna tageeri doonto Dadka Dhibaateysan.
_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com