Riwaayad cusub oo laga sameeyay saameynta "Qoyska iyo Qaadka"

Saturday, June 21, 20140 comments

Riwaayad cusub ayaa laga so sameeya joojinta qaadka dalalka Yurub iyo Soomaaliya,iyadoo riwaayadan ay ka hadleyso saameeynta qaadka uu ku yeesho burburka Qoyska.

inta badan Qaadka ayaa ka dambeeyay burburka Lamaanayaal Soomaaliyeed kala tagoodi, waxaana qaadka lagu tilmaamaa inuu yahay maandooriye qofki cuna na uusan si sahlan isaga dhaafi karin.

Hadaba nala daawo Riwaayadan cusub oo runti kaa qosli doonto kadib marki jilaayaashii isugu jiray rag iyo gabdho ay faraha isula tageen.













_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog