VIDEO : Biyo Maal oo Tababar u Qaadanaya Beesha Habargidir

Thursday, June 12, 20140 comments

Mid ka mid ah Beelaha ku dagaalmaay Shabellaha Hoose ayaa waxa la sheegay in Boqolaal Maleeshiyaad ah ay U tababarayaan la dagaalanka Beesha kale ay dagaalka kula jirto.

Beesha Biya Maal ayaa Dhalinyaro Xaafadeed waxay iskugu geystay Meel banaan ah oo Ceel Jaale ku taalla waxaana ku gacan siinaya sida la arkay Ciidan AMISOM ah.

Maalmahan dagaal beeleed ayaa ka jiray Deegaano katirsan Gobolka Shabellaha Hoose waxaana isku haya Labo Maleeshiyo Beeleed oo kala daafacaya sida ay sheegeen Beelaha Habar Gidir iyo Biyo Maal.












_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog