Shabakadaan ayaa waxay halkaan idin kugu soo gudbineysaa muqaal hees cusub oo ka turjumeysa qiaafka lamanaayasha iyo markii ay kala tagaan waxaa uu ku danbeeyo waxaan heestaan inta dabadan lagu waaninayaa qoysaska is qaba in aysan su sahal ah isku furin oo aysa kala tagin si loo adkeeyo Qoyska iyo amuurahiisa
_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com