Mahilmaao jaceyljeygii iigu horey taas waxay kasoo yeeratay gabar jaceyl la il daran oo ninkii ay jacey is jacey laayeen mudo badan ay wada sheekeysanayeen lakiin waa uu i qimaaya sababtoo ah waxaa hore loogu daran gabar lakiin imaa uusan sheegen waayo aniga ayuu rabay in uu madaxa iga waalo markii uu jaceylka beenta ah igu beeray oo wax walba oo nafteyda ah ku aaminay hadana iiga baxay markii ay arinteena soo dhawaatay gabar kale guursday Maxaan Sameeyaa
_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
