Gabdho aad u da’yar ayaa muuqaalkan ku soo bandhigay shabakaddaha Internet ka, waxaana lama filaan noqotay qaabka ay gabdhahan u ciyaarayaan.
Dadka Soomaaliyeed ayaa biryahaan aad ula yaabay muuqaalada Cajiibka ah ooay iska duubeen gabdho iyo wiilal Soomaaliyeed.
_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com