Video:- Dalmar yare oo soo saray hees gabar ku raaxeysanaayo

Thursday, June 19, 20140 comments

Fanaanka Dalmar Yare oo ku nool dalka Maraykanka gaar ahaan magaalada Minnesota ,ayaa soo saaray hees cusub oo lagu magacaabo Diradiraale , waxaana heesta u duubay una farsamayay Director Samatar Said Salah.

Dalmar yare oo ah fanaanka wayahaan danbe heesta masraxa fanka dhalinyarada hadda jirta, isaga oo bil walbo hees soo saaro.

Sido kale muuqaalka heesta ayaa waxaa ka soo dhax muuqday Fanaanka Ahzaab  ,waxaana arkaysa,isaga oo kala dhax galay jilaaga heesta iyo Dalmar yare.

Heestaan ayaa ka sheekaynaysa dadka diradiraalayaasha ah iyada oo la ogeen in qisadaan ay ku dhacday fananaka Dalmar Yare in
kale.

Fanaaniinta Soomaalida ee North America ayaa wayahaan danbe ku soo jiitay dadka fanka xiisayo heeso macaan iyo muuqaalo u roon indhaha qofka dawanaayo .













_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog