Muuqaal loogu magac daray 'First Kiss' ama shumiskii ugu Horeeyay ayaa tusinaya dhalinyaro markii ugu horeysay gacan qaadaya dad eysan aqoonin oo wiilal ka mida eysan waligood gabdho gacan qaadin ey ku jiraan. Arintan ayaa walaac muujisay ayadoo tusineysa naceybka ey gabdhaha Masaarida u qaban wiilasha, isla markana wiilashan ey aad u necebyihin. Cinwaanka muuqaalkan ayaa kas looga dhigay 'First Kiss the Egyptain Way' taasoo loola jeedo in arin arag ka tahay wadankas in wiil iyo gabar si caadi ah isku gacan qaadan.
Muuqaalkan ayaa imanaya kadib markii Masar ka taagantahay arinta faduusha ey ku wada ragga masaarida gabdhaha ayagoo wadooyinka ka mari la'a faduul darteed, tasoo gabdhaha naasaha iyo dabada laga taabto markey wadada marayan ama buska saaranyihin.
Arintan ayaa ku boorineysa dhalinyarta Masar iney walaalo isku arkaan oo gacan qaadka isku soo dhaweyn karo, intey xumaato caloosha iskugu heyn lahaayeen.
_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
