Video: Farxiyo Fiska oo soo saartay muqaaladii Magool ay ku xusaysay

Saturday, June 14, 20140 comments

Fanaanada Farxiyo Fiska oo bilihii ugu danbayay ku mashquulsaneed Barnaamij faneed ay ugu magac darday Boqoradii codka ee geeriyootay Xaliimo Khaliif Magool.

Hadaba Farxiyo Fiska maxay uga duwantahay fanaaniinta burburka kadib ku soo biiray Fanka

Fanaaniintii hore ee ay ugu tun waaynaan jireen Hobolada waaberi ayaa qiimo, sharaf iyo sumcad aanan la soo koobi karin ku leh lahaan jiray bulshada Soomaalida hase ahaatee wixii ka dambeeyay qaran jabkii Soomaaliya ayaa waxaa si ka fiirsi la,aan ah fanka ugu soo biiray fanaaniin badan oo baabi,yay qiimihii fanka iyo fanaaniinta ay lahaayeen.

Waxaase jira qaar ka mid ah fanaaniinta da,yar oo bulshada ka dhex sameystay sharaf iyo qiimo aanan la dhayalsan karin oo ugu horeysay farxiya Axmed Cadaawe Fiska.

Qaar ka mid ah taageerayaasha Farxio Fiska ayaa sheegay in marka laga soo tago codka iyo muuqaal masraxeedka wacan ee ay leedahay ka sokow ay jirto sabab kale oo ay ku hanatay qiimaha, sharafta iyo magaca ay ku dhex yeelatay bulshada.













_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog