video: Gabar Soomaali ah oo Guur-doon ah kuna NOOL dalka mareekanka!! number-kaan ayaad ka wici kartaa.

Monday, June 23, 20140 comments

wxaan usoo gudbineynaa dhamaan akhrista yaasheenna gabar guur doon ah oo dooneysa nin wanaagsan oo nolosha la qeybsada taas micneheedu maaha in aay gabadhaasi weysay ninkii nolosha la wadaagi lahaa balse waxaa jira shuruudo aay wadato oo ninkii kasoo baxa aay diyaar u tahay.

1:in uu diinta islaamka wax ka yaqaan

2:maadiga ugu yaraan waa in uu college kasoo baxaa

3:de’diisu waa inaaney ka yareyn 28 sano

4:waa inaanu xaas laheyn ama aanu horay usoo marin

5:waa inuu wax ka yaqaan nolosha lamaanaha iyo qoyska













_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog