Iyada oo ay Soobadanaysay Maalmahan Muqaalada iyo Cajaaibta kucusub dhaqanka Soomaalida ayaa waxaa shalay kar kaarka waydaarsaday Hutel Jazeera oo isagu haatan isu badalay Baar lagu bikro jabiyo Gabdhaha da’yarta ah.
Shalay oo ay jimco ahayd ayaa waxaa xeebta liido u bashaal iyo damaashaad tagay boqolaal dhalinyaro ah kuwaas oo qaar badan oo kamid ah ay ahaayeen dhalinta dhaqan xumada kala soo dhalan dhooshay wadamada ree Galbeedka.
Kani waa muuqaal calool yow iyo yaab kugu dili waa gabadho da’yar ah iyo wiilal kuwaas oo dhamaantood is wada dhuuqaya xitaa lama kala ixshoonayo waxa meesha kadhacaya waa masiibo qaran .
_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
.jpg)