Video: Gabdho Soomaali ah oo Dariiqyada Nairobi Lagu Boodayo (Ceebta aduunka)

Tuesday, June 24, 20140 comments

Tv laga leeyahay wadanka Kenya ayaa daaha ka qaaday muuqaal calool yow ku ridya soomaalida kenya kaas oo ah  gabadho soomali ah oo dariiqyada kuwaas si toos ah loogu galmoonaya halka kuwa kalana si arxan dara ah inta khamri loo siiyay ku hadaqaya hadalo calool yow ah.

Magalada Naribo ayaa maanta hadal haynta u badan waxay tahay muuqaalkaas iyo gabadhaha soomalida ee kar kaarka waydaarsaday kuwaas oo ay dadku afkaaro kala duwan kabixinayaan sida ay wax u dhaceen iyo muuqaalka sida loo duubay .













_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog