Video: Qiso Xanuun badan Aabahey nin oday igu daray hadana dhibaatada ayan ka dhaxalay

Sunday, June 15, 20140 comments

Xalima waa gaab da”yar oo aan wali qaan garin waxey ku nooleyd xaafad ka mid xaafada muqdishi sida ay u sheegay wargeys kasoo baxa dalka ingriiska gabadhaan aya waxaa qabsaday dhacdo xanuun badan kadib markii larkii aabaheed oo wayeel ah uu ku daray oday wayeel ah oo ku nolaaa wadamada qurbaha siiba wadanka Jaziirada Malta gadbahaa ayaa sheegyso in dhibka heysta uu haya markii uu dhintay odaygii wabay waxaan ay sheegatay in uu soo wajahay nolal xumo waayo wax isaacidiayo maleh mar hadii uu dhintay odagyii  Gabdhii wariyaha ayaa ilma kasoo daadatay markii ay uga sheekeysay Nolol xumada heysa













_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
Share this article :
 
Support : Creating Website | Johny Template | Mas Template
Copyright © 2011. SHABAKADDA NEWBANAADIR - All Rights Reserved
Template Created by Creating Website Published by Mas Template
Proudly powered by Blogger
Script di bawah ini muncul di sebelah kanan blog