Muqaalo aan wanaagsaneyn ayaa Goor dhow lasoo bandhigay Facebook ay leedahay Fanaanada weyn ee Nasteexo indho kasoo lagashay Fanaanada kale Hodan Cabdiraxmaan waxaana muqaaladaan ahayeen kuwa aan ufiicneyn indhaha waxaana kasoo qaadanay mid aad kadareemi karto arin aan wanaagsaneyn.
_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com
