Ciyaarta Fiinaalka ama kama dambeeysta Koobka Aduunka 2014 ayaa lagu wadaa Caawa fiidkii inay dhex marto xulalka Argentina Vs Germany oo sanadkaan iskugu soo haray Fiinaalka World Cup 2014.
Hadaba waxaan halkaan idinkugu heeynaa 14-kii Fiinaal ee Koobka Aduunka ugu dambeeyay iyo sidii loo kala qaaday (2010 ilaa 1958-kii) .
2010 Spain Vs Holland 1-0
2006 Italia Vs France 6-4 Rigooreyaal
2002 Brazil Vs Germany 2-0
1998 France Vs Brazil 3-0
1994 Brazil Vs Italia 3-2 Rigooreyaal
1990 Germany Vs Argentina 1-0
1986 Argentina Vs Germany 3-2
1982 Italia Vs Germany 3-1
1978 Argentina Vs Holland 3-1
1974 Germany Vs Holland 2-1
1970 Brazil Vs Italia 4-1
1966 England Vs Germany 4-2
1962 Brazil Vs Juguslavakia 3-1
1958 Brazil Vs Sweden 5-2
_______________________________
Nagala Soo xariir emailka
newbanaadir@hotmail.com
www.newbanaadir.com